Faahfaahin: Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayey wararku sheegayaan inuu ka dhashay gaari nooca raaxada ah oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa kaasoo ay wateen ciidamo ka tirsan DF. Goob-joogayaal ayaa ku waramay in gaarigan uu qarxay xili uu marayey wadada isku xirta Xoosh iyo Ex-control … Continue reading Faahfaahin: Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Muqdisho